Details of University of Azhar Master Scholarships (2 Positions)
About the institution
Name | Beder International University |
City | Hargeisa |
Job Requirement | Fursad
Deeq Waxbarasho Master ah (Full Scholarship); Jaamacadda Azhar ee Dalka Masar.
Jaamacada
Beder ee Caalamiga ah waxa ay ardaydeeda u haysaa fursad Deeq Waxbarasho oo
heerka labaad ah (Masters Degree) dalka dibadiisa ah, waxaana ardayga
xiisaynayaa laga rabaa shuruudahan hoos ku xusan;
1. In uu
yahay arday ka qalin jabiyay Kuliyadaha Shareecada, Tarbiyada iyo
Culuumu-Quraanka. 2. In uu
CGPA-giisu yahay 3.50 iyo wixii ka sareeya. 3. In uu
Passport aan dhicin haysto. 4. In uu
yahay Wiil (Lab) 5. In uu
soo qorto Codsi uu ku soo gudbinayo magaciisa, lambarkiisa iyo macluumadkiisa
kale 6. In uu
Copy ka soo sameeyo Passport-ka, Shahaadada iyo Transcriptigiisa. 7. Ugu
danbayn waxa uu soo xarayn doonaa Berri 11-ka duhurnimo.
Alla
Mahad Leh |
Member Since | Apr 29,2023 |
Last Worked | Mar 22,2025 |
Open Job By Beder International University | 8 |
Job Requirement
Fursad
Deeq Waxbarasho Master ah (Full Scholarship); Jaamacadda Azhar ee Dalka Masar.
Jaamacada
Beder ee Caalamiga ah waxa ay ardaydeeda u haysaa fursad Deeq Waxbarasho oo
heerka labaad ah (Masters Degree) dalka dibadiisa ah, waxaana ardayga
xiisaynayaa laga rabaa shuruudahan hoos ku xusan;
1. In uu
yahay arday ka qalin jabiyay Kuliyadaha Shareecada, Tarbiyada iyo
Culuumu-Quraanka.
2. In uu
CGPA-giisu yahay 3.50 iyo wixii ka sareeya.
3. In uu
Passport aan dhicin haysto.
4. In uu
yahay Wiil (Lab)
5. In uu
soo qorto Codsi uu ku soo gudbinayo magaciisa, lambarkiisa iyo macluumadkiisa
kale
6. In uu
Copy ka soo sameeyo Passport-ka, Shahaadada iyo Transcriptigiisa.
7. Ugu
danbayn waxa uu soo xarayn doonaa Berri 11-ka duhurnimo.
Alla
Mahad Leh