Details of Xisaabiye (Accountant
About the institution
Name | Daahir General Trading Company |
City | Hargeisa |
Job Requirement |
Daahir General Trading Company wuxuu ka shaqeeyaa Iibka
badeecadaha kala duwan ee cuntooyinka iyo kuwo kale tan asaaskiisii sannadki
2014. Company-gu wuxuu leeyahey xarumo badan oo dalka gudihiisa ah si badeecada
iyo adeega loo gaadhsiiyo macaamiisha. Daryeelka macmiilka, Alaab tayadeedu
sareyso, iyo qiimo macquul ah waa ahdaafta company ga. Daahir waxa uu leeyahey macaamiil faro badan oo kunool guud
ahaan Somaliland kuwaasi oo xiiseeya alaabta aan iibino. Daahir wuxuu iibiyaa
alaabo aad u tiro badan una baahan shaqaale xirfado kala duwan leh. Si loo
gaadho ujeedooyinka company-ga waxaa laga maarmaan ah in la helo shaqaale ka
shaqeeya xisaabta company-ga. Hada waxaan raadineyna qof shaqaale ah oo noqda
Xisaabiyaha guud ee company-ga Daahir.
Saacadaha shaqadu waa 8 saacadood oo ka bilaabma 7:00 AM ilaa 12:00 PM galinka
hore iyo 4:00 PM ilaa 7:00 PM fiidnimo. Xarunta shaqadu waa Hargeisa. Qofkan waxaa la marindoonaa 3 bilood oo tijaabo ah (Probation
Period) hadii uu shaqadiisa gudan kari waayo heshiiska loo cusbooneysiin mayo. Shaqada Laqabanayo Qofka Shaqaalaha ah waxaa laga rabaa si guud inuu kor u qaado
xisaab wanaaga company-ga. Bal aan eegno shaqooyinka ugu muhiimsan ee laga rabo
qofkan: ·
Maamulka
budget ka company-ga ·
Lasocoshada
Iibka iyo dhaqdhaqaaqa akoonada lacagaha company-ga ·
Diyaarinta
warbixinada xisaabaadka ee bilaha ah iyo kuwa sannadlaha ah. ·
Bixinta lacagaha lagu soo iibiyo alaabta ·
Bixinta
Kharashaadka ·
Ilaalinta iyo Dabagalka Asset ka sida
badeecada la iibinayo. ·
Kashaqeynta
wixii shaqo uu u diro maamulkiisu ee kusaabsan xisaabta. Skills and
Qualifications Shuruudaha Qofka Qof kaste oo shaqadan codsanaya waxaa laga rabaa inuu buuxiyo
shuruudahan ·
Waa
inuu ahaado Muwaadin Soomaalilaander ah ·
Waa inuu heysto Shahaadada Bachelor ee
kuliyada Business Administration ama kuliyad u dhiganta ·
Waa
inuu leeyahay khibrad shaqo oo kabada 3 sanno, isagoo ka shaqeynayey Iibka iyo
Suuqgeynta. ·
Waa
inuu leeyahay xirfada isticmaalka computer ka
How to apply Qofkii raba inuu codsado shaqadan waa inuu raaco
talaabooyinkan: 1. Soo dir Warqada Codsiga (Application
Letter) iyo CV-ga adigoo soo raacinaya shahaadooyinkaagii, Recommendation
Letter, iyo wixii cadeymo kale aad heysato adigoo ku diraya axmedmd2@gmail.com 2. Soo dir sawirkaaga, National ID
Card-kaaga ama hadaad leedahay passport (hadaanad heysan dhib badan malaha
lakiin qofkii heysta wey caawineysaa) 3. Hal email oo kaliya soo dir oo
qodobada sare oo dhami ku jiraan. Fariinta markaad direyso Magacaaga oo
saddexan Subject uga dhig. 4. Codsiga xafiiska laguma qabanayo.
wixii faahfaahin ah la xidhiidh 634122182 Wakhtiga uu Xidhmayo Codsiyada waxaa la aqbalyaa uun laga bilaabo 1st January,
2024 7:00 AM ilaa 10th January, 2024 12:00 PM. Emailaxmedmd2@gmail.com
|
Member Since | Jan 03,2024 |
Last Worked | Jan 03,2024 |
Closed Job By Daahir General Trading Company | 0 |
Job Requirement
Daahir General Trading Company wuxuu ka shaqeeyaa Iibka
badeecadaha kala duwan ee cuntooyinka iyo kuwo kale tan asaaskiisii sannadki
2014. Company-gu wuxuu leeyahey xarumo badan oo dalka gudihiisa ah si badeecada
iyo adeega loo gaadhsiiyo macaamiisha. Daryeelka macmiilka, Alaab tayadeedu
sareyso, iyo qiimo macquul ah waa ahdaafta company ga.
Daahir waxa uu leeyahey macaamiil faro badan oo kunool guud
ahaan Somaliland kuwaasi oo xiiseeya alaabta aan iibino. Daahir wuxuu iibiyaa
alaabo aad u tiro badan una baahan shaqaale xirfado kala duwan leh. Si loo
gaadho ujeedooyinka company-ga waxaa laga maarmaan ah in la helo shaqaale ka
shaqeeya xisaabta company-ga. Hada waxaan raadineyna qof shaqaale ah oo noqda
Xisaabiyaha guud ee company-ga Daahir.
Saacadaha shaqadu waa 8 saacadood oo ka bilaabma 7:00 AM ilaa 12:00 PM galinka
hore iyo 4:00 PM ilaa 7:00 PM fiidnimo. Xarunta shaqadu waa Hargeisa.
Qofkan waxaa la marindoonaa 3 bilood oo tijaabo ah (Probation
Period) hadii uu shaqadiisa gudan kari waayo heshiiska loo cusbooneysiin mayo.
Shaqada Laqabanayo
Qofka Shaqaalaha ah waxaa laga rabaa si guud inuu kor u qaado
xisaab wanaaga company-ga. Bal aan eegno shaqooyinka ugu muhiimsan ee laga rabo
qofkan:
·
Maamulka
budget ka company-ga
·
Lasocoshada
Iibka iyo dhaqdhaqaaqa akoonada lacagaha company-ga
·
Diyaarinta
warbixinada xisaabaadka ee bilaha ah iyo kuwa sannadlaha ah.
·
Bixinta lacagaha lagu soo iibiyo alaabta
·
Bixinta
Kharashaadka
·
Ilaalinta iyo Dabagalka Asset ka sida
badeecada la iibinayo.
·
Kashaqeynta
wixii shaqo uu u diro maamulkiisu ee kusaabsan xisaabta.
Skills and
Qualifications
Shuruudaha Qofka
Qof kaste oo shaqadan codsanaya waxaa laga rabaa inuu buuxiyo
shuruudahan
·
Waa
inuu ahaado Muwaadin Soomaalilaander ah
·
Waa inuu heysto Shahaadada Bachelor ee
kuliyada Business Administration ama kuliyad u dhiganta
·
Waa
inuu leeyahay khibrad shaqo oo kabada 3 sanno, isagoo ka shaqeynayey Iibka iyo
Suuqgeynta.
·
Waa
inuu leeyahay xirfada isticmaalka computer ka
How to apply
Qofkii raba inuu codsado shaqadan waa inuu raaco
talaabooyinkan:
1. Soo dir Warqada Codsiga (Application
Letter) iyo CV-ga adigoo soo raacinaya shahaadooyinkaagii, Recommendation
Letter, iyo wixii cadeymo kale aad heysato adigoo ku diraya axmedmd2@gmail.com
2. Soo dir sawirkaaga, National ID
Card-kaaga ama hadaad leedahay passport (hadaanad heysan dhib badan malaha
lakiin qofkii heysta wey caawineysaa)
3. Hal email oo kaliya soo dir oo
qodobada sare oo dhami ku jiraan. Fariinta markaad direyso Magacaaga oo
saddexan Subject uga dhig.
4. Codsiga xafiiska laguma qabanayo.
wixii faahfaahin ah la xidhiidh 634122182
Wakhtiga uu Xidhmayo
Codsiyada waxaa la aqbalyaa uun laga bilaabo 1st January,
2024 7:00 AM ilaa 10th January, 2024 12:00 PM.
Emailaxmedmd2@gmail.com