Details of Teacher for Primary (5 Boos)
About the institution
Name | Hay’adda Samafalka Geeska Afrika |
City | Hargeisa |
Tutoring Requirement | Warbixinta Booska: 1.
Macallin (Primary Teacher ) Macalinku waa inuu yahay haldoor, soo saari kara barbaar
hormuud ah. Waa in uu dhigi karaa DHAMMAAN maaddooyinka dugsiyada
Hoose-Dhexe, sidoo kalena hagi kartaa dhammaan howlaha waxbarasho ee la xidhiidha tarbiyaynta carruurta,
si’ loo soo saaro hormuudka dadka iyo dalkaba. Waa in uu awood u leeyahay daryeelka
iyo waxbarista ubadka, ilaalinta agabka, tebinta manhajka tacliinta, habaynta jawiga
waxbarida iyo waxbarashada oo udub dhexaad u ah guusha ubadka iyo dugsiyada guud
ahaan. 2.
Masuuliyadaha Macallinka: - Fulinta qorshayaasha waxbarashada ubadka ee dugsiyada. - Fulinta siyaasadaha xidhiidh ee ardayga, waalidka,
barayaasha, hay’adda, laamaha dawladda, iyo bulshada guud ahaan. - Hubinta daryeelka, fayadhawrka iyo badqabka ubadka. - Dejinta qorshe-hawleedka manahajka waxbarashada iyo cashar
diyaarinta. - Maamulka iyo maareynta fasalka. - Qiimaynta, dhiirrigelinta, iyo horumarinta dhammaan ardayda
jaadadkooda kala duwan. - Ilaalinta akhlaaqda, qaayasoorka iyo dhaqanka suubban ee
ubadka.
3.
Shuruudaha Shaqada. ·
Macallinku waa in uu: -
Heysto ugu yaraan shahaaddada darajada koowaad ee heer
jaamacadeed oo takhasus waxbarasho ah (BA. Ed), ama la xidhiidha, oo ah heer
caalami, ama ay wasaaradda waxbarashada JSL aqoonsan tahay. -
Dhigi karo DHAMMAAN maaddooyinka dugsiyada
Hoose-Dhexe. -
Awoodo maaraynta fasalka. -
Jecelyahay tarbiyaynta iyo horumarinta ubadka. -
Leeyahay khibrad waxdhigid, oo ah ugu yaraan saddex
sano. -
Leeyahay xirfadaha hoggaaminta, maareeynta
mushkiladaha iyo go’aan qaadashada. -
Leeyahay diin, akhlaaq fiican iyo dulqaad, kana fayow yahay
cudurada la is qaadsiiyo, lahaynna iin wax u dhimmi karta gudashada xilkiisa. -
Lahayn balwad caafimaadkiisa, shaqadiisa, go’aan
qaadashadiisa ama sumcadiisa bulshada dhexdeeda wax u dhimmi karta. -
Horay u galin fal dambiyeed maxkamad xukuntay. -
Leeyahay xirfado dad la dhaqan wanaagsan iyo
wadashaqeyn. -
Leeyahay xirfadaha asaasiga ah ee isticmaalka
kombiyuutarka. -
Leeyahay xirfadaha qoraalka iyo soo bandhiggidda. -
Aqoon fiican u leeyahay luqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo
Ingriisiga.
4.
Lifaaqyada Muhiimka ah: -
Nuqul shahaaddada iyo transcript-ka darajada 1aad ee
jaamacadda. -
Nuqul taariikh nololeedka (CV). -
Nuqul Codsiga shaqada ah (Specific Position – Boos
Cayiman). -
Laba nuqul oo ah (Recommendation Letter ). -
Hal sawir oo la qaaday labadii bil ee ugu dambeysay. 5.
Nooca Heshiiska Shaqada: Heshiis Xaddidan (1 Sano).
6.
Wakhtiga Shaqada: 8 Saac. kala xiidhiidh emialkan |
Member Since | Jul 18,2023 |
Last Worked | May 25,2024 |
Closed Job By Hay’adda Samafalka Geeska Afrika | 0 |
Tutoring Requirement
Warbixinta Booska:
1.
Macallin (Primary Teacher )
Macalinku waa inuu yahay haldoor, soo saari kara barbaar
hormuud ah.
Waa in uu dhigi karaa DHAMMAAN maaddooyinka dugsiyada
Hoose-Dhexe, sidoo kalena hagi kartaa dhammaan howlaha waxbarasho ee la xidhiidha tarbiyaynta carruurta,
si’ loo soo saaro hormuudka dadka iyo dalkaba. Waa in uu awood u leeyahay daryeelka
iyo waxbarista ubadka, ilaalinta agabka, tebinta manhajka tacliinta, habaynta jawiga
waxbarida iyo waxbarashada oo udub dhexaad u ah guusha ubadka iyo dugsiyada guud
ahaan.
2.
Masuuliyadaha Macallinka:
- Fulinta qorshayaasha waxbarashada ubadka ee dugsiyada.
- Fulinta siyaasadaha xidhiidh ee ardayga, waalidka,
barayaasha, hay’adda, laamaha dawladda, iyo bulshada guud ahaan.
- Hubinta daryeelka, fayadhawrka iyo badqabka ubadka.
- Dejinta qorshe-hawleedka manahajka waxbarashada iyo cashar
diyaarinta.
- Maamulka iyo maareynta fasalka.
- Qiimaynta, dhiirrigelinta, iyo horumarinta dhammaan ardayda
jaadadkooda kala duwan.
- Ilaalinta akhlaaqda, qaayasoorka iyo dhaqanka suubban ee
ubadka.
3.
Shuruudaha Shaqada.
·
Macallinku waa in uu:
-
Heysto ugu yaraan shahaaddada darajada koowaad ee heer
jaamacadeed oo takhasus waxbarasho ah (BA. Ed), ama la xidhiidha, oo ah heer
caalami, ama ay wasaaradda waxbarashada JSL aqoonsan tahay.
-
Dhigi karo DHAMMAAN maaddooyinka dugsiyada
Hoose-Dhexe.
-
Awoodo maaraynta fasalka.
-
Jecelyahay tarbiyaynta iyo horumarinta ubadka.
-
Leeyahay khibrad waxdhigid, oo ah ugu yaraan saddex
sano.
-
Leeyahay xirfadaha hoggaaminta, maareeynta
mushkiladaha iyo go’aan qaadashada.
-
Leeyahay diin, akhlaaq fiican iyo dulqaad, kana fayow yahay
cudurada la is qaadsiiyo, lahaynna iin wax u dhimmi karta gudashada xilkiisa.
-
Lahayn balwad caafimaadkiisa, shaqadiisa, go’aan
qaadashadiisa ama sumcadiisa bulshada dhexdeeda wax u dhimmi karta.
-
Horay u galin fal dambiyeed maxkamad xukuntay.
-
Leeyahay xirfado dad la dhaqan wanaagsan iyo
wadashaqeyn.
-
Leeyahay xirfadaha asaasiga ah ee isticmaalka
kombiyuutarka.
-
Leeyahay xirfadaha qoraalka iyo soo bandhiggidda.
-
Aqoon fiican u leeyahay luqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo
Ingriisiga.
4.
Lifaaqyada Muhiimka ah:
-
Nuqul shahaaddada iyo transcript-ka darajada 1aad ee
jaamacadda.
-
Nuqul taariikh nololeedka (CV).
-
Nuqul Codsiga shaqada ah (Specific Position – Boos
Cayiman).
-
Laba nuqul oo ah (Recommendation Letter ).
-
Hal sawir oo la qaaday labadii bil ee ugu dambeysay.
5.
Nooca Heshiiska Shaqada: Heshiis Xaddidan (1 Sano).
6.
Wakhtiga Shaqada: 8 Saac. kala xiidhiidh emialkan