Student Sign Up

  1. Home
  2. Student Sign Up

Already have an account? Sigin

Kusoo dhaway Qqoonkoob

Sida la isu diiwaan-geliyo Aqoonkoob

Si aad isu diiwaan-geliso waxaad gelisaa foomka magacaaga oo sadexan, telefoonka aad haysato, emailkaaga iyo password sax ah ,waxaad sidoo kale gelisaa fasalka aad dhigato ama heerka aad tahay dhinaca waxbarashada. Intaa marka aad samayso waxaad taabataa sign up, intaa kadib waxaad arkaysaa qoraal ay ku qoran tahay fiiri linkiga loo diray emailkaaga , waxaad markaa toos u galaysaa emailkaaga waxaanad arkaysaa link laguu soo diray kaas ayaad taabanaysaa,intaa kadib waxaa uu ku keenayaa page ka aqoonkoob , halkaas ayaad markaa gelinaysaa emailkaagii iyo password kii aad lahayd, waxaana markaas aad toos u galaysaa aqoonkoob. Fadlan hadii aad ka dhex arki waydo inbox ka emailkaaga link ga laguu soo diray waxaad ka raadisaa junk mails ama trash ka .